(Akhriso) Cabdikariin Guuleed oo War ka soo saaray xiisada ka aloosan Galmudug

(Akhriso) Cabdikariin Guuleed oo War ka soo saaray xiisada ka taagan Galmudug Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dowladda iyo Ahlu Sunna ugu baaqay inay joojiyaan gulufka colaadeed iyo gacan ka hadalka, wixii is faham la’aan ahna lagu xaliyo is faham iyo wadahal. Hadalka Guuleed ayaa yimid ka dib xiisado dagaal oo 24-kii … Continue reading (Akhriso) Cabdikariin Guuleed oo War ka soo saaray xiisada ka aloosan Galmudug